Maxaa hakiyey howlgaladii ka dhanka ahaa Al-shabaab ee ka socda gobolada dhexe?

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyey sababaha uu u hakadka ugu yimid dagaalkii ka dhanka ahaa Al-shabaab ee ka socday qaar ka mid ah gobolada dalka. “Dagaalku xabad kaliya ma aha, balse waxaa jira xeelado kale oo dowladdu isticmaaleyso, dabcan dagaalku laftiisa iska gal maahane wuxuu u baahan yahay in loo … Continue reading Maxaa hakiyey howlgaladii ka dhanka ahaa Al-shabaab ee ka socda gobolada dhexe?